wargeyskadawan.com
Xafiiska Shaqo-doon Door Intee Le’eg Ayuu Ka Qaataa Shaqaalaysiinta Dhallinyaradda?
Hargaysa (Dawan): Shaqo la’aanta ayaa la sheegaa in ay Somaliland heer aad u sareeya ka marayso, iyadoo ay jirto shaqo la’aan baahsan oo saamaysay guud ahaanba bulshadda ku kala nool magaalooyi…