wargeyskadawan.com
Xarunta Ganacsiga Dahabshiil ee Caalamiga ah oo si Rasmi ah Xadhigga looga Jaray
Hargeysa (Dawan)-Xarunta caalamiga ah ee Ganacsiga Dahabshiil (Dahabshiil Business Mall) ee caasimadda Hargeysa oo laga furay meherado badan, ayaa si rasmi ah xadhigga looga jaray maanta.