wargeyskadawan.com
Saylici Oo Maraykanka Kala Hadlay Qaabka Somaliland u Isticmaasho Lacagaha Qurbo-joogu u soo Diro Eheladooda
Ottawa (Dawan): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), iyo wefti uu hogaaminayo oo ku guddo jira booqasho uu ku marayo qaar ka mid ah wadamadda woqooyiga q…