wargeyskadawan.com
WEEDHA WARGEYSKA: Midowga Yurub Somaliland Kama Duwi Karo Dariiqa Ku Dhaqanka Shuruucda Dalkeeda!
Xukuumadda Somaliland waxay qaaday tallaabo qaranimadeenna quwaysay oo ay ku dabaqday manhajka samaawiga ah ee EEBE ugu tallo-galay in loogu kala xaq qaado adoomihiisa. 13-kii bishan April oo ku…