wargeyskadawan.com
“Dakhligu Ismuu Dhimin, Wasaarradahana Waxaannu ka Jarnay Kharashaad Aan Muhiim Ahayn” Wasiirka Maaliyadda
Hargaysa (Dawan):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa sheegtay in dakhliga dawladu uu kor u kacay, isla markaana lacago loo isticmaali jiray meello aan loo baahnayn in ay ka…