wargeyskadawan.com
Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Wasiirka Cusub Ee Warshadaha Iyo Wasiir Ku xigeenka Kalluumaysiga
Hargeysa (Dawan) – Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ansixiyay Wasiirka cusub ee Warshadaha Mudane Shucayb Maxamed Muuse iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khay…