wargeyskadawan.com
Guddiga Qaban-qaabada Sannad Guuradda 24-aad Ee Madax-banaanida Somaliland Oo Baaq u Diray Bulshadda
Hargaysa (Dawan)- Guddigii uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) dhawaan u magacaabay qaban qaabada Xuska 18-ka May, ayaa shalay kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay…