wargeyskadawan.com
Guurtida Oo Guddi Culus U Saartay Ka Soo Tallo Bixinta Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumadda Iyo Wakiiladda
Hargeysa (Dawan) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen oo uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxay guddi ka 29 xubnood ka kooban u xil…