wargeyskadawan.com
“Cidii Golaha Guurtidda ka Hor Timaada Ee Cambaaraysaa Somaliland Kama Mid Aha”
Hargeysa(Dawan):-Suldaanka guud ee Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Golaha Guurtida kula dardaarmay in ay waajibaadkooda u gutaan sida ugu wanaagsan ee qaranka dantiisu ku jir…