wargeyskadawan.com
Maamulka Gobolka Maroodijeex Oo Bulshadda Ugu Baaqay Inay Si Weyn Ugu Diyaargaroobaan Xuska 18-ka May
Hargaysa (Dawan): Maamulka gobolka Maroodi Jeex ayaa ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan guud ahaanba gobolkaasi in ay si weyn ugu diyaar garoobaan xuska maalinta qaranimadda Somaliland ee 18 May ee…