wargeyskadawan.com
Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Hargaysa Iyo Nawaaxigeeda
Hargaysa (Dawan): Roobabka gu’ga ayaa maalmahan si weyn uga curtay deegaamo ka tirsan Somaliland, iyadoo roobab lagu qabowsaday ka da’een gobolo ay ka jirtay abaar iyo biyo la’aan.…