wargeyskadawan.com
Gudidda Guurtidda Ee Ka Soo Tallo-bixinta Muddo Kordhinta Oo La Kulmay Xisbiyadda Iyo Komishanka
Hargaysa (Dawan): Xubnaha gudidda golaha Guurtida ee loo xilsaaray inay ka soo tallo-bixiyaan qorshaha la doonayo in muddada loogu kordhiyo wakhtiga ay qabsoomayaan doorashooyinka madaxtooyadda…