wargeyskadawan.com
Nin 50 Sano ka hor Xabsi ka Baxsaday oo la Qabtay
Dalka Maraykanka nin dambi dil ah lagu helay oo la xukumay 50 sano ka hor, oo xilligaasi xabsiga ka baxsaday, ayaa haatan la soo qabtay. Frank Freshwaters, oo 79 jir ah, ayaa muddo kooban ku xidhna…