wargeyskadawan.com
Xisbiga WADDANI Ku Baaqay Mudaharaad Farriin Loogu Dirayo Wefti Talyaani ah Oo Imanaya Dalka
Hargeysa (Dawan):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa beeshiisa oo ah cida ugu badan ee taageersan ugu baaqay inay magaalooyinka dalka ka sameeyaan mud…