wargeyskadawan.com
Wasiirka Daakhiliga Oo Markii Labaad Gaashaanka Ku Dhuftay Mudaharaad Xisbiga WADDANI ka Soo Dalbaday
Hargeysa (Dawan)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa mar labaad gaashaanka ku dhuftay mudaharaad xisbiga WADDANI k a soo dalbaday, waxaanu sheegay i…