wargeyskadawan.com
Cabdiraxmaan Cirro Oo Aqbalay Wada Hadalka Xukuumaddu Ugu Baaqday Mucaaridka, Markii uu Dadweynuhu Dhabarka u Soo Jeediyeen
Hargeysa (Dawan)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shuruud la’aan ku aqbalay wada hadaladii iyo gogoshii ay xukuumadda Somaliland u fidi…