wargeyskadawan.com
18 May: Maalin Qaran Iyo Wada Jir Loo Dhan Yahay
Waa mahad AllE oo dalkeenna Somaliland waxuu ku sugan yahay nabad, ammaan, barkhad iyo baddhaadhe. Waxa dhiman waa aqoonsi caalami ah, waa mid aynu ku gaadhi doono samir, wadajir iyo dedaal, iyo ma…