wargeyskadawan.com
Dawlada Ciraaq oo isku Dayaysa inay Dib u Qabsato Ramaadi
Kolonyo maleeshiyada Shiicada Ciraaq oo ay dowladda soo qaaday ayaa gaadhay saldhig u dhow magaalada Ramadi oo gacanta Daacish ku dhacday. Dowladda ayaa rajeyneysa in ciidamo sadax kun oo maleeshiy…