wargeyskadawan.com
‘Waxaanu Diyaarinay Shuruucdii Ganacsiga iyo Maal-gashiga la Xidhiidhay’ Wasiir Qaasim
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Muuse Qaasim ayaa ka war-bixiyay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradiisa muddadii uu xilka hayay, iyo waxy…