wargeyskadawan.com
Magaalada Gabilay Oo si Mug Leh Looga Dabaal Degey Xuska 18.ka May
Gabilay(Dawan)- Kumanaan ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabilay ayaa shalay isugu soo baxay ka qayb qaadashada dabaaldega 24 guurada maalinta qarannimada Somali…