wargeyskadawan.com
Dhiiri Gelinta Dimoquraadiyadda Reer Galbeedku Ma Cabudhinta Somaliland-baa ?
Guud ahaan caalamka aynu ku nool nahay oo maanta maraya casri ay dalalku ku kala horu maraan habka dimuquraadiyadda iyo ku dhaqanka dawlad ku dhisan doorashooyin xor ah iyo asxaabta siyaasadda …