wargeyskadawan.com
Wasaarada Waxbarashada Oo Dejisay Qorshe Lagu Horumarinayo Tayada Manhajka Dalka
Hargeysa (Dawan) – Wasiir ku xigeenka Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdirashiid Ismaaciil, ayaa shalay magaalada Hargeysa ka furay kulan lagu gorfaynayay sidii kor…