wargeyskadawan.com
Cuqaasha Galbeedka Burco Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Qaran-dumisnimo Oo Uu u Laqimay Cabdiraxmaan Cirro
Burco(Dawan)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee mudada loo kordhiyay, ayaa beeshiisa ku dhaliyay inay qa…