wargeyskadawan.com
Saddexda Xisbi Qaran Oo Heshiis Afar Qoddob ah Xalay ku Soo Af-jaray Khilaafkii ka Dhashay Dib U Dhicii Doorashooyinka
Hargeysa (Dawan)- Saddexda Xisbi qaran ayaa xalay shaaca ka qaaday inay ku heshiiyeen heshiis afar qoddob ka kooban oo ay ku soo af-jarayaan khilaafkii ka dhashay Muddo kordhintii Golaha Guurtiddu…