wargeyskadawan.com
Ban Ki Moon oo cambaareeyay South Sudan
Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon, ayaa cambaareeyay tallaabada South Sudan looga caydhiyay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalkaasi. Toby Lanzer, oo ah muwaadin u dh…