wargeyskadawan.com
Kooxda Sharci-darrada ah Ee Madasha Oo Aflagaadeeyay Golaha Guurtidda Iyo Ha’yadaha Dastuuriga ah
Hargeysa (Dawan)- Kooxda sharci darada ah ee la baxday Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa si indho la’aana u aflagaadeeyay Golaha Guurtidda Somaliland oo ay xaqireen kaalintooda wax ku …