wargeyskadawan.com
‘ Nimanka Xamar joogaana waar qoxoontigaa badda ku soo jiray ee soo socday ee daalan ee maatida ah ha siyaasiyadaynina"
Berbera (Dawan) – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in Soomaaliya gurmadka iyo qaabilaada ay Somaliland u fidisay dadka qaxoonti …