wargeyskadawan.com
Shaybaadh Casri ah Oo Lagu Baadhayo Tayadda Shiidaalka Oo Xalay Lagu Daahfuray Berbera
Berbera (Dawan): Somaliland ayaa markii u horaysay waxay soo iibsatay Shaybaadh casri ah oo loogu talo galay in lagu baadho tayadda shiidaalka dalka soo gelaya, kaasi oo laga hirgeliyay xarunta ha…