wargeyskadawan.com
Goleyaasha Baarlamaanka Oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa (DAWAN) – Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiilada ayaa fadhi wada jir ah oo ay shalay yeesheen, waxay ku ansixiyeen Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare Md. Aan Xaaj…