wargeyskadawan.com
Somaliland Oo Ka Qayb-gelaysa Shirka Dhaqaallaha Adduunka Oo Lagu Qabanayo Koonfur Afrika
Hargeisa (Dawan): Dawladda Somaliland ayaa ka qayb gelaysa Shirka 25-aad ee Dhaqaalaha Adduunka (25th World Economic Forum) oo maanta ka furmaya magaaladda Cape Town ee dalka koonfurta Afrika, …