wargeyskadawan.com
Telefishinka Al-jazeera oo Warbixin ka Diyaariyay Qaxootiga ku soo Qulqulaya Somaliland
Berbera (DAWAN) – Dagaalka culus ee u dhexeeya xoogaga isbahaysiga iyo fallaagada shiicada ee Yemen ayaa ku qasbay kumanaan qof in ay cagaha wax ka dayaan oo ay nafta kula cararaan doonyaha u shira…