wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo ka Hadashay Isbedalka Ku Yimi Cimiladda Adduunka Iyo Saamaynta uu Ku Yeelan karo Somaliland
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay isbedalka ku yimi cimilada adduunka iyo saamaynta ay ku yeelan karto Jamhuuriyadda Somaliland.