wargeyskadawan.com
“Guddoomiyaha Wakiilladu Abaalkii Guurtidu u Galeen Muu Marin, Waayo Saddex Jeer Oo Ay Laa-laadiyeen Dadkii …”
Hargeysa (Dawan) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida ayaa wareysi uu siiyey Wargeysyadda DAWAN iyo Somalilandtoday waxa uu kaga hadlay in…