wargeyskadawan.com
Waddani Oo Dib Ugala Noqday Gaadhi Ay Hore Ugu Deeqeen Urur Samo-fal Oo Ka Diiday Inuu Xisbigooda Taageero
Baabuurkan Ma Jeebadda WADDANI Ayaa Laga Bixiyay, Mise Miisaaniyadda Wakiiladda? Ururka Midnimo Waxa u Cuntami Wayday Inay Ururkoodu Isu Bedalo Urur Siyaasadeed Burco (Dawan)-Ururka Midnimo …