wargeyskadawan.com
Dhibaatadda Iyo Saamaynta Dhaqaale Ee Lacagaha Aan Sharciyaysnayn QEYBTA 4AAD-
Sidoodaba lacagaha foojariga iyo been abuurka ahi waa lacago aan lahayn wax sharciyad ah oo ay ku dhisan yihiin, isla markaana ay samaysato cid gaar ah oo aan sharciyad u haysanin inay lacag samay…