wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Iyo Boqorka Imaaraadka Carabta oo Ka Wada Hadlaya Iskaashiga Labada Dal
Dubia (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ee u safray Imaaraadka Carabta ayaa qadar saacado ah ku sii nastay Q…