wargeyskadawan.com
Turkey: Xisbiga Talada haya oo Hoos uga dhacay Aqlabiyadii uu Raadinayay
Xisbiga talada haya ee Turkey AK party ayaa u muuqda inuu waayayo aqlabiyadii baarlamaanka, sidaasna waxa sheegaya warbixinaha hordhaca ah. Waxa kale oo ay sheegayaan in uu xisbiga taageerada ka ha…