wargeyskadawan.com
Agaasimaha Warfaafinta Oo Tababar Xirfadooda Kor Loogu Qaadayo U Furay Xoghayeyaasha Wasaaradda
Hargeysa (Dawan): Agaasimaha guud ee Wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta ee Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), ayaa shalay tababar aqoontoodda kor loogu qaadayo u furay xogh…