wargeyskadawan.com
Guddoomiye Baashe Oo Rajo Ka Muujiyay Furdaaminta Khilaafka Ka Dhashay Dib u dhacii Doorashooyinka
Hargeysa (Dawan) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in marka la gaadho 26 June aanay wax dhibaato ahi dalka ka dhacayn, w…