wargeyskadawan.com
Mar Kasta Wax Jira Dad Adiga kasii Hooseeya
Waxay kuwada noolaayeen iyada wiil yar oo ay dhashay makhsin yar oo aan la hayn saqaf sare. Haddaba Maalin ayuu roob soo da’ay, weli wiilka yari ma arag roob sidan u badan. Markii uu aad usii bat…