wargeyskadawan.com
Oday 130 Jir Ah Oo Baarlamaan U Codeeyay
Dalka Turkiga doorashadii baarlamanka ee todobaadkan dhacday waxa dadkii codeeyay ka mid ah oday 130 jir ah. Odaygan oo lagu magacaabo Muxamed Isni ayaa ka codeeyay magaalada Irwa ee koonfur Turk…