wargeyskadawan.com
Badhasaabka Xaysimo Oo Ugu Baaqay Xukuumadda Inay Wax Ka Qabato Adeegyadda Daruuriga ah Ee Talleex
Hargeysa (Dawan)- Badhasaabka Gobolka Xaysimo C/rashiid Maxamed Axmed, ayaa sheegay in aanay jirin heshiis dhex maray labadii beelood ee walaalaha ah ee dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ku dhex…