wargeyskadawan.com
Maraykanka oo dilay sarkaal Al-Qaacida ah
Dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya ayaa sheegtay in duqeyn uu Mareykanka dalkaasi ka geystay, uu ku dhintay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Qaacida, kaasoo lagu magacaabo Mukhtar Bilmukhtar. …