wargeyskadawan.com
Xiisadda Diblomaasi ee K/Afrika ka haysata Bashir
Maxkamad ku taalla Koonfur Afrika ayaa kordhisay amar madaxweynaha Suudaan ka mamnuucaya in uu dalkaasi ka baxo. Cumar Al-Bashir ayaa Koonfur Afrika uga qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika. …