wargeyskadawan.com
“Bedelkii Lacagtii Giim-baartu Waxay Ahayd Guul Qaran Oo Aanu Madaxweynaha Ugu Mahad Naqayno”
Burco(Dawan): Maayarka degmadda Burco Maxamed Cabdiraxmaan Muraad, ayaa ku tilmaamay guul qaran iyo dhibaato magaaladda Burco laga furdaamiyay oo saamayn dhaqaale iyo mid caafimadba ku lahayd b…