wargeyskadawan.com
Ramadaan: Bisha Denbi Dhaafka Iyo Naxariista
Bisha Khayrka badan ee Ramadaan aynu ku qaabilo faraxd iyo mahadnaq Allah (sw) ina gaadhsiiyay. Rasuulka Allah (scw) wuu ugu bushaarayn jiray saxaabadiisa bilashada Ramadaanka. Waxayna ku camari j…