wargeyskadawan.com
Sigaarka Ayaa Ka Masuul Ah In Dadka 50% Ay U Dhintaan 12 Nooc Oo Cancer-ka Ah
Daraasad cusub oo dhowaan lasoo bandhigay ayaa muujisay in in sigaarku masuul ka ahaa qayb kamid ah dadkii dhintay sannadkii 2011 kii,kuwaas oo u dhintay xanuunka Cancer-ka noocyadiisa kala duwan. …