wargeyskadawan.com
Xukuumadda Falastiin oo is casilaysa
Dawladda wadaaga ah ee Falastiiniyiinta ayaa is casilaysa sida uu ku dhawaaqay Madaxwayne Maxamuud Cabbaas. Waxa uu u sheegay xisbigiisa Fatax in la kala dirayo golaha wasiirada, sababtuna ay tahay…