Faa’iidada Kalluunka Iyo Habka Ugu Wanaagsan Ee Loo Isticmaalo
Kalluunku waa cunto fiican oo laga helo barootiinka iyo nafaqooyin kale oo badan. Kalluunka waxa ku jira duxda loo yaqaano Omega-3 DHA iyo EPA. DHA waxay caawisaa maskaxda, indhaha iyo dareenwadaya…