wargeyskadawan.com
Maraykanka oo Taangiyo u Diraya Yurub
Wasiirka Difaaca Maraykanka Ash Carter ayaa sheegay in Maraykanku uu 250 taangi u dirayo bariga iyo bartamaha Yurub, taasoo jawab u ah faragelinta uu Ruushku ka wado Ukraine. Maraykanka ayaa sheega…